Xildhibaan Fiqi oo si kulul uga hadlay dagaalka ka socda deg. Guriceel

Wasiirkii hore ee amniga Galmudug Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dagaalka maanta degmada Guriceel ku dhexmaraya ciidamada DF iyo kuwa ahlu sunna. Fiqi ayaa dhowaan iska casilay xilka Wasiirka amniga Galmudug ka dib markii uu ka hor yimid qorshaha Madaxweynaha Galmudug ee ah in ahlu suna dagaal looga saaro Guriceel. … Continue reading Xildhibaan Fiqi oo si kulul uga hadlay dagaalka ka socda deg. Guriceel